Odayaasha Dhaqanka Magaalada Marka oo maamul u sameeyay Magaalada Marka (Akhriso qodobada shirka+maamulka).

Kadib Kulan Wadatashi ah oo ka socdaya Magaalada Marka, kaas oo qaatay Mudo laba Usbaac loogan arinsanayey Maamulka ay yeelaneyso Degmada.  Waxaa  ugu dambeyn laysku afgartay qodobadan soo socda:-

  • In Maamul ay wada dhanyihiin dadka Deegaanka lagu dhawaaqo.
  • In Maamulkii Shariif Xasan ee afgooye uu yahay mid aan waafaqsaneen habka fedaraaliisimka.
  • In rabitaanka dadka deegaanka aanu ahayn mid ay Maamulaan Oadyaasha ismagacaabay ee fadhiya Muqdisho.
  • In waajib ay tahay in la qaato waxa ay sameesteen dadka deegaanka.
  • In laga hor imaan Karin waxa kasoo baxay shirkii wadatashiga ahaa ee Mark aka dhacay.
  • Waxa laga digayaa in dadka aan loo horseedin Dagaala iyo fowdo horleh.

 

Hoos ka akhri Sida loo Magacaabay Maamulka Degmada iyo Isku duwayaasha.

Warmurtiyeed1

Warmurtiyeed2

 

 

 

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE