“Weerarkii Baardheere wuxuu jawaan u yahay kii ay alshabaab ku qaadeen xarun uu tababar ugu socday ciidamada Nabadsugida” sidaas waxaa yiri…..

Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Amniga Somalia ayaa waxaa lagu faah-faahiyay weerarkii habeen hore ciidanka sirdoonka soomaaliya ay ka geysteen Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo iyo ujeedada ka dambeysay weerarkaasi.

saldhiga Booliska iyo Xarunta Degmada ee magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa  lagu qaaday laba  weerar oo qorsheysan, waxaana fuliyay unug ka tirsan sirdoonka, oo sida la sheegay loogu tala galay inay fuliyaan labadaan weerar.

Weerarka oo loo adeegsaday Bam gacmeedyo iyo garneedyo waxaa lala beegsaday saraakiil katirsan xarakada mujaahidiinta alshabaab ah,  oo kulan ku lahaa goobtaasi.

 

 

Weerarkan ayay wasaarada amniga sheegtay inuu  jawaab u yahay fweerarada alshabaab ay ku qaadaan mas’uuliyiinto xarumaha ciidamada loogu tababaro.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran