Xaalada Deegaanka Tooratooror tan iyo Markii lagala Wareegay Dagaalamayaasha Shabaab (Sawiro).

Deegaanka Tooratoorow oo qiyaastii 45 Km dhanka Waqooyi kaga began Degmada Awdheegle ee Gbolka Shabbelada hoose ayaa waxa laga dareemaya inay dib usoo laabteen adeegyadii Bulashada ee Deegaanka.

Toorow ayaa horaantii bishan waxa la wareegay Ciidamada Amisom iyo kuw Dowlada Fedaraalka ee Soomaaliya.

Sawiro laga soo qaaday ayaa muujinaya in Deegaanka adeegayadiisa ay si aacdi yihiin.

Waxa muuqanaya Suuqa Xoolaha oo Maalinta Axada si weyn loo kala ganacsado. Waa deegaan istaraatiiji u ahaa Shabaab waxaana galbeedka deegaanka uu xuduud la leeyahay Gobolka Bay.

Inta badan deegaannada ka agdhow ayaabwaxay yihiin deegaan isugu jira dhul beereed iyo deegaano howd ah.

Kooxaha islaamiyiinta ayaa inta badan deegaanka Tooratoorow wuxu u ahaa deegaan gabaad ah maadaadama istaraatiijiyada ay si weyn u saacidaysay.

 

a454ff65  1878e3a4

1654e811

3508d29b

90613bfe

?????????????????????????
?????????????????????????
?????????????????????????
?????????????????????????

387b0aaf

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran