Dhegeyso qurba Joogta Beesha Biimaal oo ka hadlay arimo Muhiim ah welibana diraya Baaqyo kal duwan.

Jaaliyada BoqortoodaSacuudi arabaya ee Beesha Biimaal ayaa ka hadlay daandaansiga Beesha Reer dhul boob iyo hagar daamada Odayaasha Ismagacaabay ee dalaaliinta u ah Habar gird.

Jaaliyada ayaa ku goodiyey hadii aysan Odayaasha ismagacaabay aysan ka waantoobin ficilada guracan ee ay ku jiraan inay la kulmi doonaan cawaaqib xumo.

Jaaliyada ayaa sidookale bogaadiyey Soomajeestayaasha deegaanka kuna boogidey siday u hortaaganyihiin Cadowga dadka iyo deegaanka.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran