Dhegeyso Saraakiisha Deegaanka War Culus kasoo saaray Maamulka Shariif iyo Siyaasada guracan ee Odayaasha Ismagacaabay.

Kulan Saraakiisha Ciidamada Deegaanka ay ku yeesheen Degmada Nambar 50 ayey kaga hadleen Xubno ka tirsan Maamulka dhawaan lagu soo dhisay Degmad Afgooye kaas oo ay yeelaneyso Deg Marka.

saraakiisha ayaa sheegay inay yeeli doonin Maamul ay ku jiraan Kooxo ku caanbaxay dhibaateenta Umada in hada ay soo noqdaan Maamul dadka Maamulaya.

Markacadey.com ayaa waxa la hadlay tiro ka mid ahaa Saraakiishii kulanka ku qaadatay Nambar 50, waxaana ugu horeynaya Yuusuf Sujuu oo ka mid ahaa Saraakiisha Deegaanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE