Shabaab oo Xukuno Dil ah Ku fulisay Dad ay ku eedeeyeen Basaasnimo.

Wararka ka imaanaya Degmada Saakow ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Fagaare ku yaala Degmadaasi Maanta uu ka dhacay xukuno Dil ah oo lagu fuliyey dad lagu sheegay inay yihiin Basaasiin la shaqeysa Dowladaha Reer Galbeedka.

Dadka Xukunka Dilka ah lagu fuliyey ayaa gaaraya ilaa Seddax ruux oo Maxkamada Shabaab ay ku xukuntay Dil Toogasho ka dib markii lagu helay sidaey sheegayaan la shaqaeynta Reer Galbeedka.

Inta badan Goobaha ay Maamusha Shabaab ayaa wax aka dhacaXukuno kala duwan oo lagu fuliyo dad lagu tilmaamo eedeysanayaal qirta Dambiayada ay galaan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran