Cumara Aadan Xasan oo ka mid ah Wasiirada Maamulka Koonfur galbeed ee Madaxweynaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh aadan oo si dirqi ah kaga badbaaday weerarkii Shabaab ay ku qaaday Deegaanka Leego ayaa waxa uu ka sheekeynayaa sida uu ahaa xaalka Leego Markii lasoo weeraray.

Cumara dheere oo ah Wasiirka Dalxiiska ee Maamulka Shariif ayaa sheegay in dhibaato xoogan ay halkaasi ka dhacday, khasaare xooganna uu soo gaaray Ciidamadii la dagaalamyey Shabaab ee ka tirsanaa Amisom.

Dhegeyso

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran