Munaasabad Lagu Xusayey 1da Luulyo Maalinta Xuriyada iyo Israacii Labada Gobol oo ka dhacday Muqdisho (Sawiro).

Munaasabada oo si weyb loo soo agaasimay ayaa lagu qabtaya Dowlada hooose Xamar taas oo lagu xusayey Maalintaii laga xuroobey Gumeystihii Dalka ayna israaceen Gobadalii Waqooyi iyo Koonfur ee Sooaamlliya.

Munaasabada ayaa wax aka qayb galay Madaxda Dowlada sida, Madaxweynaha, Ra’iisal Wasaaraha, gudoomiyaha Maxkamada Dalka, Wasiiro, Xillibaano, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Munaasbada ayaa lagu soo bandhigay halkudhigyo ka tarjumaya Maalinta Xuriyada Dalka sida Heeso wadai ah iyo taariiqda laga soo maray 55 Sano guuradii kasoo wareegatay Maalintii ay israaceen Gobaladii Waqooyi iyo Koonfur ayna noqdeen Jamhuuriyada hal ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madax kale oo ka hadla Munaasabada ayaa ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabada 1-da Luulyo, waxa ay sidoo kale ka hadleen muhiimada ay leedahay maanta oo kale .

lulyo_1 lulyo_3 lulyo_4 lulyo_5 lulyo_6 lulyo_7 lulyo_8 lulyo_9 lulyo_10 lulyo_11 lulyo_12 lulyo_13 lulyo_14 lulyo_15

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE