Deg Deg C/kariin Xuseen Guuleed oo ku Guuleystay Doorasahada Cadaado.

Waxaa soo gabagabowday Codbixinta Wareega Seddaxaad oo ay ku tartamayeen C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Macallin Fiqi.

Doorashada oo ahayd Mid aad u adag ayaa waxa ku guuleystay C/kariin Xuseen Guuleed oo helay codad gaaraya 49 Cod halka Axmed Macallin Fiiqina uu helay Codad gaaraya 40 Cod.

Waa natiijo hordhac oo laga helayo hoolka shirarka Cadaado.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran