Deg Deg Dagaal Xoogan oo ka socda Deegaanka Buufow Bacaad.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Buufow bacaad ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu hada ka socdo kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Deegaanka iyo maleeshiyaad uu wato Xasan jaamici.

Dagaalka ayaa yimid ka dib mrkii Ciidamada deegaanka xalay saqdii dhexe ay la wareegeen gacan ku haynta Deegaanka Buufow bacaad, waxaan saake aroortii ay weerrao kala kulmeen Maleeshiyaad ay kala hugaaminayaan Kaaba mooryaan Xsan jaamici iyo nin magacaiisa lagu soo koobay Gambaleel.

Xabada ayaa ah mid aad u socota, saraajiisha deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa sheegaya in daqiiqadaha soo aadan ay soo af jari doonan Dagaalka Buufow bacaad.

wixi kusoo kordha halkan kala soco.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran