Shaqooyin Banaan: Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Jubba Oo Qaadaneyso 6 Shaqaale Oo Ka Howlgalayo Wasaaraddaasi (Akhriso

Xafiiska Wasiirka Maaliyadda maamulka Jubba Ibraahim Xasan Baajuuni ayaa waxaa uu raadinayaa shaqaale xirfad leh oo  ka howlgali doono qaybo kala gedisan oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda maamulka Jubba.

Liiska boosaska iyo xirfadda laga doonayo shakhsiyaadka shaqadan loo qaadanayo ayaa halkan idinku soo gudbineynaa.

Booska 1aad (VACANCY 1)

JUBBALAND STATE OF SOMALIA
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy Announcement

Job Title: Customs Officer, Customs Operations

Ministry: Ministry of Finance

Department: Customs and Taxation Department

Reporting to: Revenue Director

……………………………………………………

Booska 2aad (VACANCY 2)

INTERIM JUBBALAND ADMINISTRATION
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy announcement

Job Title: Monitoring and Disputes Officer

Ministry: Ministry of Finance

Department: Procurement Department

Grade Level & Classification: Director

Reporting to: Ministry of Finance

Salary: TBA

……………………………………………………

Booska 3aad (VACANCY 3)


JUBBALAND STATE OF SOMALIA
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy Announcement

Job Title: Taxation Officer , Taxpayer Registration

Ministry: Ministry of Finance

Department: Revenue Authority

Reporting to: Revenue Director

……………………………………………….

Booska 4aad (VACANCY 4)

JUBBALAND STATE OF SOMALIA
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy Announcement

Job Title: Taxation Officer, Taxpayer Services

Ministry: Ministry of Finance

Department: Revenue Authority

Reporting to: Revenue Director

…………………………………………….

Booska 5aad (VACANCY 5)

JUBBALAND STATE OF SOMALIA
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy Announcement

Job Title: Taxation Officer, Collection

Ministry: Ministry of Finance

Department: Revenue Authority

Reporting to: Revenue Director

………………………………………………

Booska 6aad (VACANCY 6)

JUBBALAND STATE OF SOMALIA
MINISTRY OF FINANCE

Vacancy Announcement

Job Title: Taxation Officer, Taxation Programs

Ministry: Ministry of Finance

Department: Customs and Taxation Department

Reporting to: Revenue Director

Sida loo codsanaayo (How to Apply)

Ku dir Araajidaada oo ka kooban CV-gaaga, Warqad Codsi ah iyo Telefoonada lagaala soo xiriiri karo Emailkan: jubbalandcsc@gmail.com,  kadibna la xiriir xafiiska wasaaradda maaliyadda maamulka Jubba si aad warbixin uga hesho. Waqtiga ugu dambeeyo ee arjigaaga la qaban karo waa 10 July 2015.

Interested candidates should send their application to jubbalandcsc@gmail.com , by 10th of July 2015. Each Application should include an updated CV, an application letter and contact information for three work-related referees. Applications not including all the above information will not be reviewed.

Location: Jubbaland, Somalia

Only short listed candidates will be contacted

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran