Dhegeyso Dhibaatada ka jirta Isbitaalka Guud ee Degmada Marka.

Isbitaalka Weyn ee Degmada Marka ayaa wax ka taagan xaalada horey loo saadiliyey oo ahayd Maamin uun aanu socon doonin howlihiisa maadaama ay gacnta ku dhigeen Kaaba Mooryaan doonaya in dhaqaalihii sa ay u leexiyaan hurinta Dagaalada.

waxa Isbitaalka ka taagan buuq iyo fowdo oo Maamulka iyo shaqaalaha ay isku haystaan halka ay ka baxday lacago badan oo Mushahaar aahaan ay u lahaayeen Shalaaha oo Bishii labaad aan qaadan wax Mushahar ah Maadama lagaula soo heshiiyey in Mudo Lex bilood ay qaadanayaan qandaraaska ay saxiixee.

Calooshiisa u shaqayste C/hi Gerweyne ayaa ahaa dhiig cabka beeniya dhibaatada Isbitaalka ka jirta.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE