Boko Harma oo Bilowday inay dilka u fuliso sida Daacish oo kale.

Muuqaal ay soo bandhigeen Koocda Boko haram eek a dagaalanta Dalka Nageriya ayaa muujinaya askari ka tirsanaa Ciidamada Dalkaasi oo ay qoorta ka jaraan.

Askariga yaa ka tirsanaa Ciidamada Amaanka ee Dalkaasi kaas oo garab taaganyihiin Seddax Nin ka tirsan Kooxda ayaa Muujinaya in Midkood uu wato Minti ama Toorey halka labadana kala ay wataan qoryo.

Askariga ayaa jilbaha dhulka loo dhigay ka dibna waxa gowracay sida muujinayo Sawirka Kii Ka tirsanaa Boko haram oo Mindida gacanta ku haystay.

Koxdan ka dagaalanta Afrika ayaa dhawaan war ay soo saartay waxa ay ku sheegtay inay ku biireen kooxda Mintidiinta ah Daacisho.

Dilkan ay soo bandhigeen Booko haram ayaa muujinaya siday Dilka u fuliso Daacish.

BOKO HARAM. bok_2 bok_3

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran