DegDeg Dagaal laga soo sheegayo Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka.

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka ayaa sheegay in hada halkaasi uu ka sodo Dagaal xoogan oo laysku adeegsano rasaasta noocyadeeda kala duwan.

Warka ayaa sheegaya in Weerar uu soo  qaaday Kaaba Mooryaan Xasan Jaamici ay fooda isadreen isaga iyo Ciidamada deegaanka.

waxaan la ogaan karin sida uu xaalka yahay xilli lasooo sheegayo inay xabada ka dhaceyso meel u muuqata Ceeljaale.

Gaai dagaal oo gaaray laba Cabdilbile ayuu kusoo weeraray Xasan Jaamici deegaanka CeeljaaleWarar ayaa intaasi ku daraya in Maleeshiyaad ka tirsan Xasan Jaamci gacanta ay ku dhigeen Ciidamada deegaanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE