Ciid Wanaagsan Dhammaan Akhristayaasheenna…

Bahda shabakada markanews.net, waxay habalyo ku aadan ciidul fidri u dirayaan dhammaan akhristayaashooda sharafta leh meel kasto oo ay aduunyada ka joogaan.

Waxana idin leenahay ciid mubaarak, waxaan ilaah ka baryeynaa inuu nabad iyo horumar nagu gaarsiiyo sanadkasoo socdo.

Kullu Caam Wa antum Bikheyr.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE