Madexweynaha Dowlada Fedaraalka oo Maanata Damaashaadka Ciida u tagay Xeebta Liido ee Muqdisho Sawiro.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan Dowlada ayaa Maanta Booqasho ku aadan Damaashaadaka Ciida u tagay Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa hadal kooban uu halkaasi ka jeediyey ku sheegay in umada ay ka shaqeeyaan horumarka iyo wax isla qabsiga.

Sidoo kale goob lagu ciyaarsiinayey Caruur yar yar ayuu Madaxweynaha tagay halkaas oo uu kala qayb galay Caruurta Ciyaarta damaashaadka Faraxada Ciida.

Liido - Copy Liido1 - Copy  Liido993 Liido991 Liido94 Liido95 Liido97 Liido98 Liido99 Liido93 Liido92 Liido91 Liido8  Liido2 Liido3

Liido1 LiidoLiido Liido1 Liido2 Liido3     Liido8 Liido91 Liido92 Liido93 Liido99 Liido98 Liido97 Liido95 Liido94 Liido991 Liido993 Liido994 Liido1 - Copy Liido - Copy

Liido4Liido5Liido6Liido7

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran