Maxamed Mursi “Garbaha ayaan ku qaadeynaa Masar Kacoonkeena Waa uu guuleysanayaa”.

Maxamed Mursi oo hada ku jira Xabsi ku yaala Masar ayaa fariin uu soo direy ku sheegay in uu yahay Madaxweynaha Xaqa ee Masar.

Mursi oo xukunka laga tuurey ayaa faiintiisa ugu horeyn ugu hambalyeeyey Shacabka Masar Maalamaha Ciidul Fidriga.

Fariitan ayuu taageerayaashiisa wuxu kula wadaagay Barta Facebooka isagoona ugu baaqay inay kacdoonka ay kaga soo hojeedaan Xukuknka Kalitaliska ah ee Abdifataax alsiisi.

“Masar Garbaha ayaan ku qaadi doonaa, waan ka adkaaneynaa Kalitaliska, waa uu guuleysanayaa kacdoonka, waanu badbaadineynaa” Masar ayuu Yiri Maxamed Mursi Madaxweynihii xilka laga tuurey.

Maxamed Muris oo ku jira Xabsi ku yaala Masar ayaa maalmahan waxaa si weyn loo hadal haayey in Maalinta Ciida lagu fulin doono Xukun daldalaad ah iyadoona si muuqata laga yaabo Xukuumada Masar in ay ka laabatay go’aankaasi.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran