Federaalkii Oo Khatar Duminaysa Ku Noqday Puntland Iyo Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Soomaaliya Baabiintiisa Wada ..

Waxaa Nairobi isugu tagay dhamaan siyaasiyiintii urur qabiileedka SAHAL oo dagaalweyn ugu jira siday ufashilin lahaayeen Xasan sheekh Qorshihiisa cusub ee uu Galmudug ku baabiinayo Puntland oo iyadu marba kuwii duminayey soo dhista oo Muqdisho kudhex wareertay siday uraadinaysay Federaal aan cidina rabin oo Puntland u arkaysay danteeda iyo danta Soomaaliyeed inay kujirto laakiin imika xumaantiisii iyo burburkiisii ay indhaha saareen iyagoo dulmigay wadeen ee Qawmiyadii iyaga dhashay ka galayeen maanta iyagii la go’day oo beeshii caalamka iyo Nick Kay oo ay isticmaalijireen maanta iyagii kaqaylinayaan mua’aamaradihii ay ladamacsanaayeen Qawmiyada Dir maanta iyagii xumaanteedii arkeen iyadoo Hub urursi iyo Diyaargaroow dagaal oo aad culusi uu kasocdo Galmudug oo maamulka cusubi uu dadaalweyn ugu jiro siduu gacanta ugu wada dhigi lahaa Mudug iyo galgaduud oo dhan oo ay Gaalkacyo kujirto xitaa haday kuqasbayso Dagaal wey isku dayayaan taasoo khatarweyn
galinaysa jiritaanka Federaalka Soomaaliya oo dhan waayo Puntland kaligeed maaha waxa loo socdo ee waa dhamaan koonfurta Soomaaliya oo Qorshuhu yahay in Dib loo Qabsado sidii Caydiid uqabsaday 1991-2004kii oo dalka Dawlado shisheeye toos usoo galeen iyadoo lagasoo saaray nimanka maanta Galmudug isku urursanaya ee Damaca cusub wata laakiin aan fahamsanayn Awooda gadaal fadhida Puntland ee Federaalka itoobiya iyo xukuumada Kenya oo ay kujiraan shakhsiyaad xoog ugu ololeeya danaha Puntland iyo ururka SAHAL oo awood weyn oo siyaasadeed kuleh IGAD oo uu ku jiro Afeey oo qaabilsan Soomaliya ahna madax sare oo ururka Sahal katirsan iyo Wasiirada arimaha Dibada ee kenya oo iyaduna Sahal si qarsoodi ah uga mida una qaabilsan Siyaasada Dibada ee dalalka dunida inay kusoo xidho beesha SAHAL kumidaysan oo si weyn ugu ololaysa baabiinta dawlada federaalka ee Xasan sheekh.
C/wali Gaas sababaha uu Nairobi utagayna waxaa ugu weyn sidii loo baabiin lahaa Xasan iyo kooxdiisa Damu jadiid oo iyaguna awoodii gudaha ee federalka iskubalaadhin buuxda kuwada si ay 2016ka usoo noqdaan iyagoo dhaqaalihii dekeda iyo Airportka sibuuxda gacanta ugu dhigay diyaargaroowna kujira.
Laakiin SAHAL waxaa ka go’an inay xitaa Obama kudacweeyaan taasoo la diyaariyey dacwadii loo dhiibi lahaa Obama iyo xubnaha senetka ee lasocda safarkisa Kenya uu ku imanayo maalmaha soo socda.
MUQDISHO: Qaladaadka Taariikhiga ah ee dhamaan Madaxweynayaasha beesha Hawiye kasoo jeeda ay galeen oo uu Xasan sheekh iyo Sheekh Shariif ugu Dambeeyeen waxay yihiin in Siyaasada lagu go’doominayo Hawiye ee umada Soomaaliyeed oo dhan ka horkeentay maantana aanay cod dambe uga heli doonin hadii si sax ah loo codeeyo ayna dhici karto hadii tartan weyn lala galo sisahlan loogala wareegi doono madaxtinimada dalka inay iyagu gacantooda kukeensadeen oo ay Xumaan gashadeen dhamaan umada Soomaaliyeed ee dhexdhexaadka ka ah loolanka siyaasadeed ee ay kula jiraan SAHAL oo si weyn uga hormarsan Xasan sheekh iyo ragiisa Tacabka dhaqaale kumashquulsan siyaasad se aan waxba ka aqoonin.
FAROOLE: Madaxweynihii hore ee Puntland oo khabiir weyn ku ah ladagaalanka Kooxaha Muqdisho kahawlgala safarka uu kutagay Somaliland waa Qorshaha ugu khatarsan ee lagu burburinayo Xulafada Hareeraysay Puntland ee Siyaasad xumada Gaas ay midaysay oo halis weyn galiyey Jiritaankii Puntland waana muhiim in lafahmo awooda siyaasadeed ee Somaliland iyo Saamaynta ay kuleedahay Geeska Afrika inkastoo aanay si firfircoon u adeegsanin awoodeeda hadana puntland jiritaankeeda wuxuu maanta kuxidhanyahay halka ay SOMALILAND raacdo waana muhiim in Somaliland ay ilaaliso Jiritaanka Puntland iyadoo ay puntland tahay caqabad siyaasadeed oo Somaliland shaqo kadhigatay hadana dhulka intiisa bada Qawmiyada Dir baa degta oo dulmi badan kuqabta koonfurta Soomaaliya maadaamaa Puntland ixtiraam weyn ay kuleeyihiin Qawmiyadu in laga ilaaliyo Daalimiinta iyo Tuugada kusoo duushay inay Qabsadaan Puntland waa Siyaasada Geeska Afrika qayb muhiima oo kamida inkastoo Somaliland masuuliyiinteedu aanay sidaas ufahamsanayn Laakiin khabiir weyn oo Siyaasadaas ragii dajiyey kamida ayaa caawa Hargaysa dhex fadhiya oo kumaqan xalinteeda.
Waxaa xusid mudan maanta in kacdoon weyn oo siyaasadeed uu kajiro muqdisho oo lagu ridayo Xasan sheekh iyo kooxdiisa iyadoo kacdoonkaas ay wadaan Xilibaano iyo ururkii Aala sheekh ee sheekh shariif iyo musharixiintii ladhacay ee laaluushka lagu boobay ee Galmudug madaxweynaha usharaxnaa oo kuligood kumidaysan caawa in Xasan sheekh dalka laga Qabto hadii Soomaaliya xal rasmiya lala rabo si loo badbaadiyo dalka waa inuu jiraa isbadal siyaasadeed.
SHACABKA GEESKA AFRIKA: Waxaa muhiima in laqiro awooda siyaasadeed ee Qawmiyada ugu badan geeska afrika oo dawladnimada Soomaaliyeed kutaagantahay.
Waxaa dagaal toos ah oo qabiil lagu qaaday Shabeelada hoose iyo Hiiraan waana lagu khasaaray dagaaladaas maanta dhulka udhexeeya kismaayo ilaa muqdisho waxaa si buuxda gacanta ugu haya beelaha Dir oo dulmi weyn lagu sameeye asxaana aan loo galin dhinaca kale Hiiraan waxaa badh gacanta kuhaya Qawmiyada ciidamo ay soo ururisay oo kayimid gudaha kilinka iyo koonfurta Soomaaliya iyadoon wax wanaaga iyo walaaltinimo toona loo samaynin shacabkii qawmiyadana dambiyo waaweyn ay ka galeen Xasan sheekh iyo Abtiyadiis oo uu Hiiraan kuhubeeyey si ay umada kale ee reer Hiiraan ugu qabsadaan shaadhka Dawlada, maantan Hiiraan oo dhan iyo iyagii ay noqotay
Halkaas waxaa nooga cad dulmiga inaan lagu liibaanin.
SHABEELADA DHEXE: Shiidle,mandaluug iyo Gugundhabe oo majooratiga ah wax asxaana oo loo sameeyey majirto dagaal 15 tuulo lagu gubay oo Xasan sheekh maal galiyey ayaa kadhacay intii uu madaxweynaha ahaa Xasan oo uu diiday inuu joojiyo.
Maanta hadii lacodeeyo hal qof oo shacabka shabeelada dhexe uma codaynayo Xasan sheekh.
Hadaba waxaa muhiim ah in Beesha caalamku ay joojiso Xaqdarada kasocota Federaalka qabiilaysiga kudhisan ee larabo in lagu dulmo dadkaas tirada badan ee deegaanadoodii dabka lasudhay ee imikana larabo dad aan udhalan in madax looga dhigo si loo qabsado.

XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA WUXUU UGU BAAQAYAA BEESHA CAALAMKU INAY CADAALAD USAMAYSO SOOMAALI OO AYNA TAAGEERIN DULMIGA XASAN SHEEKH IYO KOOXDIISU KAWADAAN MUQDISHO IYO IN FEDRAALKA SI SAX AH LOO NIDAAMIYO OO DEGMO WALBA DADKA DEGA AY MAAMULKEEDA IYAGU SOO DOORTAAN OO LAGA DAAYO DADKA DULMIGA IYO SADBURSIGA KUHAYA IN LAGU SHARCIYEEYO IYADOOY DAAWANAYAAN SHACABKII DEEGAANKA LAHAA IN WADAMO KALE LAGA KEENO DAD AAN DEGIN GOBOLADA KOONFUREED OO AY QABIIL AHAAN UQABSADAAN SOOMAALI DAN UMA AHA DULMI JOOGTO AH OO KUDHACA SHACABKA BAABA’AY EE AAN WAXBA HAYSANIN EE UBAAHAN GURMADKA DEGDEGA AH IYO SIYAASIYIIN NADIIF AH.

GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA
PHILOSOPHER: HAABIIL CABDI HAYBE.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE