Daawo Sawirada Deegaanka Buufow Bacaad oo Si Buuxda ay u Maamulayaan Ciidamada Deegaanka.

Deegaanka Buufow Bacaad oo duleedka ka xiga Magaalada Marka ayaa todobaadyo ka hor waxa la wareegay Ciidamada deegaanka ka dib markii dagaal xoogan halkaasi ay kula galeen Ciidamo ay kala hugaaminayeen Kaaba Mooryaanada Xasan Jaamici iyo Gambaleel oo dhawaan kusoo biiray dagaalka ka dhanka ah dadka deegaanka.

Buufow Bacaad waxaa hada si buuxda gacanta ugu haya Ciidamda deegaanka waxaana dadka kabarakacay ay bilaabeen inay guryahooda kusoo laabteen ka dib markii loogu baaqay inay guryahooda nabad ku joogaan marka laga reebo Mooryaanta dadka baadi jirtay.

Deegaankan ayaa ahaa mid si weyn loogu dhibaateyn jiray dadka deegaanka wuxuuna ka mid ahaa meelaha sida weyn ay u difaacan jireen Maleeshiyada dhibaatada ka wada gobolka.

Buufow Baacaad ayaa ah sidoo kale Istaraatiijiyad laga maamuli karo Marka iyo Janaale, waana tan keentay in ebed gacanta Ciidamada deegaanka aanu soo galin oo ay ku mintidayeen Maleeshiyada dhul ballaarsiga oo hadba shaarar iyo magacyo kala duwan oo been abuur ah halkaasi ku maamulayey.

Sawirada hoos ka Fiiri.

49 3  8 12  24 25 38  Sawir 2 Sawir 3 Sawir 4 Sawir 5 SAWIR 6 43 44 46 47 42 41 40 39 34 35 36 37 38 33 32 30 29 22 24 25 28 (2) 28 21 20 19 17 16 (2) 2 7 (2) 7 12 15

14

48

7 (2)

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran