Madaxweyne Obama Oo Furay Shirka Ganacsiga Aduunka ee Maanta ka Furmay Magaalada Nairobi(Sawiro).

Madaxweynaha Dalka Mareekanka Obama ayaa Maanta furay Shirka Ganacsiga Aduunka.

Shirkan oo ay ka qayb galayaan ergooyin ka kala socdo Wadamada reer galbeed iyo marti sharf kale.

Uhuru Kenyatta Madaxweynaha Dalkaasi Kenya oo khudbad ka jeediyay Shirka ayaa sheegay in Afrika aynaan ku tiirsanaan karin waddamada reer galbeedka oo kaliye balse sidoo kale uu sheegay inaysan ku tiirsanaan kartin hal gobol oo kaliye.

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa shirka ka sheegay in Afrika xilligaan ay ku dhaqaaqday horumar weyn oo la taaban karo, wuxuuna sheegay dhalinyarada Gobolka mustaqbal wanaagsan ay ka heli doonaan arimaha ganacsiga iyo maalgashiga.

001

 

Ganacsi 1 Ganacsi 2 ganacsi 3 ganacsi 4 ganacsi 5 Ganacsi

006002

004 005 006 007 008

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE