Danjire Abdullahi Abdiaziz Hassan oo La Gudoonsiiyay Shahaadooyin ku saleeysan Dadaalkiisa waxqabad

Danjire Cabdullaahi C/casiis oo ah Shaqsi mar walba u adeega Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa danyarta ah isla markaana ah Shaqsi ku dayasho mudan ayaa waxaa la gudoonsiiyay Shahaado sharaf ku saabsan Dadaalkiisa Wax-Qabad.

Cabdullaahi C/casiis Xassan ayaa aad loogu amaanay doorkiisa wax qabad ee dadka Soomaaliyeed ee ku dhiban Wadanka Gudahiisa  iyo weliba isagoo qeyb weyn ka qaatey u qidmeenta masjidka alrowda minneapolis,

Run ahaantii Dadaalka Danjire Cabdullaahi Cabdicasiis waa mid ku dayasho mudan kaasoo ku saleeysan qaabka aan Bulshadeena uga saari karno dhibaatada Dagaalada iyo Barakaca Baahsan ee heeysta mar walba ku dadaal in aad ku dayato Danjiraha waxna ka qabo Dhinaatada taal Dalkeena Gudihiisa.

Cert Dan1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran