Dhismihii Hore ee Hotel Jaziira iyo Weerarkii shalay Ka dib (Sawiro).

Hotel Jaziir ayaa ka mid ah Goobaha sida weyn loo ilaaliyo oo ku yaaka Muqdisho waxaana la sheegaa inay degenaayeen Mas’uuliyiin isugu jira Cadaan iyo Soomaali.

Maalintii shalay Hotelkaas waxa Weerar ku qaaday Dgaalyahaano ka tirsan Shabaab gaadiid walxaha qarxa laga soo buuxiyey kaas oo dhaliyey khasaare kala duwan iyo bur bur xoogan oo soo gaaray dhismaha Hotelka.

Jaziira Hotel ayaa sidoo kale ka mid ahaa Hotellada ugu dhisma wanaagsan ee Muqdisho, iyadoona laga yaabao in weerarkan uu dib u dhigayo hor u socdkii Jaziira.

palace_3

palace_4

DCIM100GOPROpalace_1

pala_1pala_4

 

 

pala_2 pala_3

DCIM100GOPRO

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran