Xisbiyada Mucaaradka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliland oo Shirkoodii Soo Gabagabeeyey.

Shirkii Magaalada Hargeysa ugu socday Xisbiyada Mucaaradka ee Jamhuuriyadda Soomaaliland ayaa goordhow lasoo gabagabeeyey.

Shirka oo shalay ilaa Maanta Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa ku alahaayeen Xisbiyada Mucaaradka ah, waxaana lagu balamay in Maalinta beri ah laysgu soo laabto si loo shaaciyo qodobada Shirka kasoo baxay.

Shirkan ayaa waxa ka soo qaybgalay marka laga soo tago maasuuliyiinta labada Xisbi mucaarad, Odaayasha madasha wada tashishaga iyo Toosinta Qaranka Somaliland iyo marti sharaf kale oo tiro badan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran