Dhegeyso Yariosow “Dad Dalka iyo Dadka gadanaya ayaa Cali Nuure Marka Ku haya laakin waxba nagama qaadayaan”.

Siihaayaha Xilka Gudoomiye nimo ee Degmada Marka Maxamed Cusmaan Cali yariisow ayaa dhibaatooyinka ka jira Marka ku eedeeyey Kaaba Mooryaanta Marka ku sugan.

Yariisow oo wareysi siinayey warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay inay soo afjareen dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayeen Kooxha marba shaarka bedesha oo dadka dhibaateeya.

Wuxuu si kulul u weeraray Odayaasha ismagacaabay oo jagooyin Beeb abuur ah ku maroorsaday xilka duqeyda dhaqanka ah isagoona la mid dhigay Kaaba Mooryaanta.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran