Xisbiayada Mucaaradka ah ee Soomaaliland oo Soo Saaray Qodobo……

Labadii Maalmood ee ugu dambeeyey ayaa Magaalada Hargeysa waxa ka socday shir wada lahaayeen Mucaaridka Soomaaliland iyo Marti sharaf kale kaas oo ay uga arinsanayeen arimaha doorashooyinka.

Go’aanada ayaa lasoo sheegayaa inay yihiin kuwo si weyn uag careysiin doona Madaxda Xisbiga talada haya.

Waxaa hada socda shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabanayaan Labada xisbi mucaarad ee kala ah Kulmiye iyo wadai.

Goor dhow ayaan soo gudbin doonnaa qodabada ay ku heshiiyeen.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE