Dowlada Garmalka oo Sheegtay In Ninka isku qarxiyey Muqdisho dhowr jeer ay u diiday inuu ka baxo….

Dowlada Garmalka ayaa dhankeeda qiratay in Shakhsigii dhawaan isku qarxiyey Hotel Jaziira u ahaa shakhsi ka tagay Magaalada Born ee Dalkaasi.

Dowlada waxay sheegtay in ninkaasi uu jiro islamarkaan mudo dhowr jeer ah loo diiday inuu ka baxo Wadanka Jarmalka ugu dambeyn uu aaday Masar halkaas oo uu kasoo aaday Soomaaliya si uu ugu biiro Kooxha xagjiriinta ah.

Ninkan ayaa ku dhashay Dalka Libya 1985tii ,waxaana uu heystaa dhalashada Soomaaliya iyo Libya labadaba, waxaana uu ku sugnaa Magaalada Born halkaas oo ay ku badan yihiin dhaq dhaqaaqyada Dadka ay ku tilmaameen xag jirta.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE