Prof Cabdi Ismaaciil Samatar “Umada Soomaaliyeed Haka Tashato Iimaan darada Muqdisho Ka Socda”

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahaanada Soomaaliyeey ayaa waxa ka hadlay fshilka Siyaasadeed ee soo wajahay Dowlada fedaraalka uu hugaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaa uu ugu baaqay guud ahaanba umada Soomaaliyeed inay u midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen waxa ka socda Muqdisho oo uu ku timaamay fashil siyaasadeed oo aan majo iyo madax toona lahayn laakii uu ku micneeyey mid iimaan la’aan ah.

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ku biiray siyaasiyiinta eedeynta usoo jeedinaya Madaxda Dowlada Fedaraalka oo ku fashilmay howlihii loomigmaday markii loo dooranayey xilka ay hada hayaan.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE