Daawo sawirada meydka dadkii ay ciidamada AMISOM ku xasuuqeen Marka

Shabakadda Markanews waxay idin soo gudbineynaa meydadkii dadkii rayidka ahaa ee ay ciidamada AMISOM ku laayeen xaafadda Ruusiyo ee magaalada Markacadey.

Dadka la dilay ayaa magacyadooda kala yihiin:

1) Macallin Iiidey
2) Xuseen Macalin Iideey
3) Siin Cali Macalin Iidey
4) Yuusuf biikale Macalin iidey
5) Cumar Macalin Iidey.
6) Salaad Kawaale. Loo yaqaan
7) Awey Xamarow. Gibil Cad
8) Maslax Maankaalow
9) Duqda oo Madaxa looga jiray magaceeda Madiina.

 

image image image image image image image image image

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran