Dhegeyso Xasaska Nabadoon Tima Guduud “Isagoo Xiran oo Ciidan Tira Badan ay La Socdaan ayaa Guriga Naloogu Keenay”.

Ehalada Nabadoon Maxamed Abuukar Tima guduud oo la hadlay Markanews.net ayaa ka sheekeeyey xariga lagula kacay Nabadoon.

Laba xaas uu qabo Nabadoonka oo aan la xiriirnay ayaa sheegay inay la yaabanyihiin sababta ka dambeysa xarigiisa.

Nabadoon Tima Guduud ayaa duhurnimadii Maanta ay xireen Ciidamo Afka Soo duubtaya ayaan la ogeyn halka ay ula dhaqaaqeen iyadoona arintan walaac xoogan laga muujiyey.

Dhegeyso Xaasaskiisa.

Tima guduud....

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran