Gudiga Badbaada Qaxootiga Yaman oo Soo Gabgabeeyey Wajigii Labaad ee Gurmadka (Sawiro).

Gudiga Badbaadinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Wadanka Yaman ayaa ku dhawaaqay in lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee badbaadada Soomaalida Yaman.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiyaha Gudiga Badbaadinta Qaxootiga Yaman ee Qaranka ayaa sheegay inay diyaariyeen goobo kale oo cusub oo loogu talagalay in lasoo dejiyo qaxootiga la keenayo wajiga labaad.

Maamulka Puntland iyo Gudiga Gurmadka ee halkaasi ka jira ayuu ku amaanay doorka ay ka qaateen sidii loo soo celion lahaa qaxootiga Soomaaliyeed ee Yaman ku dhibaateysnaa.

Gudiga badbaadada qaranka ee qaxootiga ayaa lacag gaareysa ku dhawaad 70,000 ku wareejiyey Gudiga badbaadinta qaxootiga ee Puntland.

640x427xIMG_0413.jpg.pagespeed.ic_.cbwIrKAB2R

640x427xIMG_0415.jpg.pagespeed.ic_.DnkwnE6UDO 640x427xIMG_0416.jpg.pagespeed.ic_.J_UaXELVnd 640x427xIMG_0417.jpg.pagespeed.ic_.IS2UafdIP4 640x427xIMG_0418.jpg.pagespeed.ic_.1YxL1W72NN 640x427xIMG_0425.jpg.pagespeed.ic_.2plk3eaFx- 640x427xIMG_0426.jpg.pagespeed.ic_.XlWGczT_Vo 640x427xIMG_0433.jpg.pagespeed.ic_.arpL3_XAsJ 640x427xIMG_0441.jpg.pagespeed.ic_.5uwvjEpp35 640x427xIMG_0446.jpg.pagespeed.ic_.tCDfy05Z_e

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran