Dhegeyso Sheekh Axmed Macalin “Amisom Cid kala hadleysa Ma jirto Dhibaatada ay Umada ku heyso, Waan kuwo laga dambeeyo”.

Mid Ka Mid ah Wxgaradka Degmada Marka ayaa si kulul u weeraray Ciidamada Amisom oo Mudo laba Usbuuc gudahooda laba Fal oo xasuuqa ah u geystay Shcabka Deegaanka.

Sheekh Axmed Macallin ayaa amisom iyo kuwa soo dirsaday ku eedeeyey kuwo aan dan ka lahayn Umada Marka ku dhaqan islamarkaana ay ku eeganayaan dhibaatooyinka sii baahaya ee Amisom ay geysaneyso.

Waxaa sidoo kele uu dhaliilay kuwa isku sheegaya siyaasiyiin ee kasoo jeeda Shabeelad hoose oo damiirkooda weli uu siin la’yahay inay ka hadlaan dhibaatadan hada jirta.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran