Maxaa Ku dhacay Siyaasiyiinteena “Adinkaba Ma Keensan Siyaasi iyo Waxgarad Ka hadlaya Dhibaatadiina”

Waxaa isa soo taraysey Weydiinta ah sababta ka dambeysa in Siyaasiyiinta iyo Kuwa sheeganaya Mas’uuliyiinta deegaanka ee ku kala jira Dowlada fedaraalka iyo Maamulka Shariif Xasan ay uga hadli waayaan dhibaatooyin ay la kulmayaan shacabkaooda.

Mid ka mid ah aqoonyahaanada Shabeelad hoose oo ku sugan Baydhabo ayaa waxa la xiriirtay Maamo Sahro oo weydiisay sabata ay uga hadli la’yihiin kuwo isku sheegaya siyaasi dhibta ka jirta Marka ayaa ka bixiyey jwaab fudud oo ku filnaatay Maamada.

“Waxaan ku weydiinayaa Maamo Adinka Maa siyaasi idin hadla oo soo dhiciya xaqiina meesha geystay qof kast shakhsiyadiisa ayuu meelaha uu ka heli karo noloshiisa uu u joogaa hadii uu ka waayana waa kasii socdaa adiga kuuma maqna” ayuu yiri aqoonyahaanka oo Maama Sahro qancinayey.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran