Kooxda Ahlu Sunnah oo Cafis u Fidisay Wariyeyaal ay Xabsi Ku Xukuntay

Wariyeyaal Maalintii shalay Maamulka Kooxda ahlu sunnah ee dhuusa Mareeb ay ku xukuntay Xabsi ayaa maanta laga sii daayey ka dib markii cafis loo fidiyey.

Seddax wariye oo kala ahaa Bashiir Maxamed Salaad, C/hi Warsame Rooble iyo Cabdi Jamaal Macalin ayaa xalay ku hoyday xaafadahooda ka dib markii Maamulka Ahlu sunnah oo cafsi u fidiyey.

Sedaxda Wariye ayaa ku eedeysnaa in warar been ah ay ka faafiyeen Kooxda Ahlusunnah iaygoona beeniyey eedeynta loosoo jeediyey.

Kooxaha Maamulha qaybo ka mid ah Gobolka Galguduud ayaa cadaadis xoogan saaraya Saxaafada ka howlgasha goobaha ay maamulaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran