Dhegeyso Ku Xigeenka Wasaarada Gaashaan dhiga “Ciidamda Xooga Dalka Guulo ayey Ka Gaareen La Dagaalanka Shabaab”

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Fedaraalka ah Cabdalle Xuseen Cali ayaa soo dhaweeyet Guulo uu sheegay inay Gaareen ciidamda dowlada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in guul la taaban karo la gaaray ladagaalanka Shabaab oo ku faanay in dhawaan laga saaro Degmooyin ay ka midyihiin Baardheere iyo Diinsoor.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE