Ilaalada Xafiiisyada Qaramada Midoobe iyo Hay’adaha UN-ka oo La bedelay (Sawiro)

Ilaalada Xarumaha Hay’adaha UN-ka iyo shaqaalaha Qaramada midoobe ayaa shalay la bedelay xilli Muqdisho ay ku sugnaayeen inka badan hal sano.

Munaasabad shalay ka dhacday Muqdisho oo uu ka qayb galay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobe ee arimaha soomaali iyo saraakiil kale oo ka tirsan amisom ayaa lagu bedelay Ciidamada isla oo shalay u duulay dalka Uganda.

ungard1 ungard2 ungard3 ungard4 ungard5 ungard6 ungard7 ungard8

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE