Dhegeyso Wasiir Fiqi “Nabadoon Tima Guduud Dadka uu Matalo Wel wel Badan ayaa Lasoo Darsay”

Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Maxamed Xasan Fiqi ayaa ka waxa uu ka hadlay Xariga lagula kacay Nabadoon Maxamed Abuukar Tima Guduud.

Wasiir Fiqi ayaa ku baaqay in Nabadoonka Xabsiga laga sii daayo oo xuriyadiisa la siiyo, wuxuu intaasi ku daray in Nabadoon Tima guduud uu dambi yeelan karo islamrkaana aan la difaaci Karin hase ahaatee sidii shakhsi dambiilaha in loo heysto aan la ogolaan Karin.

Cid kasta oo waxgarad ah ayuu Wasiirka ugu baaqay inay gacan ka geysato sii deysmadiisa.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka oo sidoo kale ka hadlay Shaqaaqadii dhawaan ka dhacdayMarka inay tahay mid laga xumaado isagoona isagaoona sheegay in Maamulka Koonfur galbeed uu Gudi u saaray arintaasi dhawaanna la bilaabi doono baaris.

Dhegeyso.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran