Daawo Gabar ay Iska Dhaleen Jarmani iyo Mareekan oo Ku dhalatay Ksimaayo Oo ku Dhibaateysan Xeryaha Dhadhaab

Gabadhan oo ku nool Xeryahay qaxootiga Dhadhaab oo ku dhalatay Magaalda Kismaayo taas oo ay iska dhaleen Haweeney Mareekan ah iyo Nin Jarmalka u dhashay ayaa sheegtya inay ku dhibaateysantahay Dhadhaab.

Gabadhan ayaa ku andacootay in Soomaalida ku jirta Xeryaha qaxootiga ay kala kulanto Midab takoor baahsan, hada ayaa la dejiyey goob kale oo iyada kaligeeda ah ka dib markii ay ku kordheen Midab kala Sooca Soomaalida.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran