Daawo Sawirada Qaraxii Ka dahacay Sacuudiga

Qarax ka dhacay Masaajidka ay ku tukanayeen Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka ee Sacuudiga ayaa waxaa ku geeriyootey ku dhawaad 17 qof oo u badan Ciidamada amaanka oo halkaasi ku lahaa Saldhig.

Sawirada laga soo qaaday goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa muujinaya bur burka uu geystay iyo saameenta uu yeeshay Masaajidka.

r1

r3 r4 r5

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE