KU Xigeenka Nichlos Key iyo C/weli Gaas oo Kulan Ku qaatay Magaalada Garowe (Sawiro)

Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter de Clercq iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa booqasho ku tegey magaalada Garowe xarunta maamul goboleedka Puntland.

Wafdiga ayaa Gawowe kula kulmay Madaxdweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyagoo ka wada hadlay arimo kala duwan.

Ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa saxaafada u shaacin waxay ka wada hadleen, walow shirkooda jaraa’id ay ku muujiyeen inay gaareen isfaham buuxa.

kulanka-declerk-iyo-gas-1

kulanka-declerk-iyo-gas-2 kulanka-declerk-iyo-gas-3 kulanka-declerk-iyo-gas-4 kulanka-declerk-iyo-gas-5 kulanka-declerk-iyo-gas-6 kulanka-declerk-iyo-gas-7

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran