Maamulka K/galbeed oo lala rabo in la fashilyo iyo dilalka xadgudubyada ah ee kasocda magaalada Marka

HaabilXasuuq ba’an oo kasocda Marka ayna gaysanayaan dad Soomaali ah oo isticmaalaya Ciidamada Amisom si dagaal uga dhex dhaco dadka deegaanka sh/hoose iyo amisom si loo barakiciyo shacabka ujeedadana ay tahay in deegaanka marka laqabsado dulmi hor leh oo Villa Soomaaliya lagasoo abaabulayo maadaamaa madaxweynuhu uu amarka siiyo Amisom waxay gaystaana uusan kahadlin isagaa loo haystaa wixii Amisom shacabka Soomaaliyeed ugaysato taas in lafahmo weeye xidhiidh buu lasameeyaa waana is ogyihiin wixii xadgudub ah waa wax madaxweynuhu raali kayahay haduusan kahadlin oo joojinin.
SHARIIF XASAN: Shacabkii 3dexda gobol ee k/galbeed weykaa tashanayaan waxaad soo wado oo aan ahayn Tuugadii iyo Mooryaantii ood heshiis hoosaad lagashay shacabkii k/galbeed oo dhimanayaad muqdisho iskadhexfadhidaa oodan kahadlaynin waana lasoconaa heshiisyada aad madaxweynaha beeshiisa kadoondoonayso meel ugama banaana deegaanka k/galbeed dadkaad wax karaadsanaysid ogow maamulka dadkii kudagaalamay qadiyadooda Qoribay kuheleen kuna ilaashanayaan marnabana nin aan deegaankaas k/galbeed ahayn waxkama noqonaya mana kudhexnoolaondoono maadaamaa xumaan laga wado dalka xumaanta waxay dhasho ayaan arkaynaa.

XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA WUXUU UGU BAAQAYAA DHAMAAN SHACABKA GEESKA AFRIKA INAY TAAGEERAAN SHACABKA MARKA EE DULMAN EE AMISOM LOO ADEEGSANAYO KUWII LAGASAARAY DALKA AYAA KOLBA DHINACYO KALE SOO ADEEGSANAYA WAANA LAGA XISAABTAMI DOONAA
WAXAA KALOO XISBIGU KU BAAQAYAA IN TALO SHACAB DIB LAYSUGU NOQDO OO GO’AAN LAGA SOOSAARO WIXII LAGA YEELI LAHAA AAMUSNAANTA SHARIIF XASAN IYO WUXUU MUQDISHO KAWADO EE KADHANKA AH DADKA DEEGAANKA RUNTANA LOO SHEEGO HADAY KAFURSANWEYDANA MAAMUL GOBOLEED CUSUB LAGU DHAWAAQO OO SHABEELADA HOOSE,JUBADA HOOSE IYO JUBADA DHEXE SI LOO BADBAADIYO MIDNIMADA QAWMIYADA IYO DEEGAANKEEDA WEYN EE JUBA IYO SHABEELE LABADABA OO AAN LAXEERINI WAX KALE.

GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESJA AFRIKA
PHILOSOPHER: HAABIIL CABDI HAYBE.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE