Shir Lagu Dhex dhexaadinayo Axmed Madoobe iyo Maamulka Gedo oo Ka Socda Doolow

Wararka ka imaanaya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kulan lagu dhex dhexaadinayo hogaamiyaha Maamulka Jubba iyo Maamulka Gobolka Gedo halkaas uu ka furmi doono.

Qaban qaabada shirka la doonayaa in laysugu keeno Maamulka Gedo iyo Axmed Madoobe ayaa laga dareemayaa Doolow oo dhawaan uu gaaray Wafdi uu hugaaminayo Axmed Madoobe.

Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiil ayaa ku howlan sida loo dhameen lahaa khilaafka ragaadiyey Maamulka Jubba iyo kan gobolka Gedo.

Axmed Madoobe ayaa hada ku howlan kulamo kala duwan oo la qaadanayo qaybaha kala duwan ee Bulshada Doolow.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran