Dhegeyso Ugaaska Guud ee Beesha Biimaal “Shirciga Cid Ka Sareysa Malahan Laakiin in Nabadoon Layska Xirto Wax La ogolaanayo Maahan”

Ugaas Axmidey Ugaas Siid Cali oo markale ka hadlayey Xariga sida sharci darada ah lagula kacay Nabdoon Maxamed Abuukar Tima guduud ayaa ku baaqay in lasii daayo Nabadoonka.

Ugaaska Guud ee Beesha Biimaal ayaa xarigaas ku tilmaamay mid lala maagay Nabadoonka oo aan   la ogayn wax dambi ah,wuxuu intaasi ku daray in sharciga aan laga weeneyn balse aan la qaadan Karin in Nabadoonka uu ku xirnaado si sharci dara ah.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran