Safiirkii hore Soomaaliya u Fadhiyey Dalka Kenya oo Maanta Gaaray Garowe (Sawiro)

Danjirihii hore ee Soomaaliya ee Dalka Kenya Maxamed Cali Ameriko oo Maalmahan safaro ku marayey Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland.

Garoonka Diyaaradaha ee Garowe ayaa Mas’uulkan waxa kusoo dhaweeyey Wasiirka Warfaafinta ee Puntland, Duqa magalada Garowe, Agasimaha Guud Ee Xafiska Madaxtoyada ee Puntland iyo dadweyne fara badan .

Ameeriko ayaa kulan Garowe kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Cali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi C/raxmaan Faroole, waxaana lagu wadaa in sidoo kale uu kulamo la qaadan doono qaybaha kala duwan ee Bulshada.

11868690_870511226369355_419251732_n

11844156_870511223036022_1448286165_n

11844158_870511233036021_546913157_n 11845920_870511229702688_469111737_n  11857504_870511239702687_1924492535_n

11854082_870511236369354_42646849_n

11830796_870511219702689_2055653974_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran