Madaxweynaha Kenya oo Kulan Kambaala kula qaatay Dhigiisa Uganda (Sawiro)

Madaxda Dalalka Uganda iyo Kenya ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Kambaala ee Caasimada Uaganda, ka dib booqasho Madaxweynaha Kenya uu ku tagay Dalkaasi.

Madaxweyne Uhuro Kenyatta ayaa markii uu gaaray Magaalada Kambaala waxaa loo riday ilaa 21 Madfac oo lagu soo dhaweenayey.

Madaxda labada dal oo xalay ku kulmay Kambaala ayaa ka wada hadlay arimo ay ka midyihiin iskaashiga labada dal iyo siday uga wada shaqeen lahaayeen ka hortaga weerarada shabaabku ay ka geysanayaan Wadamada Kenya iyo Uganda.

Madaxeynaha Ugand Uweri Museveni ayaa casuumad u fidiyey Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata iyo qoyskiisa.

Wadamada Uganda iyo Kenya ayaa ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Uhuru

Uhuru1

Uhuru3

Uhuru4

Uhuru6

Uhuru7

Uhuru9

Uhuru9

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE