Cali Guud guudlaawe “Shabeelada dhexe way qaabili kartaa Gogosha Shirka”

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Guudlaawe oo ka hadlayey halka ay noqon doonto gogosha Maamul u sameyntaGobalada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ayaa ku baaqay in aan laga hordhicin.

Guudlaawe ayaa sheegay in Gobolka Shabeelad dhexe uu yahay mid nabdoon oo qaabili kara in lagu qabto shirka Maamulka lagu dhisay.

Mas’uulkan oo ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in Beelaha dega labada gobolka ee Maamulka loo sameenayo ay jagooyinka ay u qaybsan doonaan sida ay u kala degaan.

Hadalka Gudoomiyaha Maamulka Shabeelada dhexe ee Dowlada Muqdisho ayaa u muuqda mid soo ifbixinayo khilaaf ka taagan meesha lagu qaban lahaa dhismaha Maamulka iyo sida ay noqon lahayd awood qaybsiga.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran