C/hi Khaliif Rooble “Hantida Taala Shabeelada Hoose Waa tii aan Dhacnay intaan Gobolka Xooga ku joognay”

Kaaba qabiil C/hi Khaliif Roobe oo ka mid ah qabqablayaasha Habar gidir ayaa sheegay in shabeelada hoose ay yihiin dadka ugu badan ee dega.

Kaaba qabiilkan ayaa ku doodaya inay yihiin dadka ugu badan ee dega Shabeelada hoose islamrkaana hanti badan ay lu leeyihiin.

Hantida uu sheegayo waa tii ay dhaceen intii lagu guda jiray 25kii sano ee lasoo dhaafay, Beeraha ugu badan ee ku yaala janaale ayaa waxa xoog ku heysta Mooryaanta habar gidir, guyraha ay degenyihiin 100%99.5 waxay isugu jiraan kuwo dowladeed iyo kuwo dad shacab ah laga xoogay.

Meelaha ay sheegan jireen oo hada ay ka quusteen waxaa ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Nambar50 oo markii ay ogaadeen kaaba qabiilada C/hi khaliif Roobe ay isaga quusteen inay sii sheegtaan taas oo soo ifbixineesa in meelaha ay xooga ku qabsadeen xoog looga saaro hadii kale ay dhamaan doonin sheegashada dhul ay leeyihiin dad shacab ah iyo hanti dadkii lahaa ay noolyihiin weli lasii heysto

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran