Hogaamiyaha Maamulka Jubba oo Maanta Xariga ka Jaray Dhismayaal Wasaarado Cusub (sawiro)

Hogaamiyaha Maamulka jubba Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta xariga ka jaray xarumaha laba wasaaradood oo kala ah Wasaarada Maamliyada iyo qorsheynta, Xiriirka Caalamiga ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe, ku xigeenkiisa labaad Suldaan luga dheere iyo qaar ka mid ah wasaaradaha Maamulka jubba ayaa kormeerey Xarumahan oo bilihii ugu dambeeyey uu ku soconayey dhismo.

Axmed Madoobe ayaa xariga ka jaray xarumaha wasaaradaha, isagoona si weyn usoo dhaweeyey inay howlgalaan xarumo dhawaan lasoo gabagabeeyey dhismahooda.

3d1dacf6

1a126099

9aeca803

3f6e2357 5e0a02ac  9c9a19f6 23ff1b7e 30aa640c

412678ba 00197fb8 470d4767 18625d16

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran