Wafdi uu Hugaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gaarey Baydhaba

Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha iyo arimaha fedaraalka C/raxmaan Max’ed Xusen Odowaa ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba oo Xarun kumeel gaar u ah Maamulka koonfur galbeed.

Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed iyo wasiiro ka tirsan maamulkiisa ayaa garoonka diyaaradaha Baydhaba kusoo dhaweeyey wafdiga wasiirka.

Ujeedada Wasiirka uu u tagay Baydhaba ayaa waxa kasoo baxayey warar kala duwan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran