Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Buufow Bacaad oo Ka Warbixinaya Xaalada Buufow

Gudoomiyaha Deegaanka Buufow Bacaad ee Duleedka Degmada Marka Mudane Axmed Daahir ayaa waxa uu ka warbixiyey xaalada deegaanka oo dhawaan soo gashay Gacanta Ciidamada deegaanka.

Axmed Daahir ayaa sheegay in dhibaatooyin kala duwan ay ka dhaceen deegaanka ayna ka dambeeyeen Maleeshiyaad huwan magaca dowlada.

Wuxuu ugu baaqay shacabka inay kusoo laabtaan deegaankooda islamarkaana la damaand qaadayo amaankooda.

Dhegeyso

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran