Daawo Sawirada Ceel Ku Yaala Nambar 50 Oo Dayactir Lagu Sameeyey

Mid ka mid ah ilaha ay dadka reer Nambar 50 ka cabaan Biyaha ayaa lagu sameeyey dayactir iyo dib u habaeyn.

Ceel Xaraarow oo ku yaala meel u dhow garoonka Diyaaradaha ayaa oo in muda ah bur bursanaa ayaa dhawaan dib loo kiciyey.

Ceelka ayaa shaqeenayey tan iyo intii burburka uu jiray hase ahaatee sanadii 2012kii ayuu istaagay, waxaana markaasi soo wajahay daruufo kala duwan oo saamixi waayey in howshiisa ay sii socoto.

 

20150630_233416

20150630_233420 20150630_224423000 20150630_224431000 20150630_224434000 20150630_224455000 20150630_224459000  20150701_032048000 20150701_032058000

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran